
Faarax Maxamuud
Saxarla - Faarax Maxamuud
124,00 lei155,00 lei-20%
Economisești 31,00 lei
✔ În stoc la libris.ro
Vezi oferta la libris.ro
Economisești 31,00 lei
✔ În stoc la libris.ro
Vezi oferta la libris.roFaarax Maxamud Maxamed (Sheeko Xariir) waa qoraa deggan waddanka Maraykanka. Waxa uu qoraa sheekooyinka caruurta, kuwa gaagaban (Short Stories), Sheekooyinka la Hal-abuuray (novels) iyo gabayo. Faarax qoraaladiisu waxa ay ku soo baxaan Afka-Soomaaliga iyo luqadda Ingriisida. Faarax waxa kale oo uu sameeyey Golis Publishing oo dadka ka caawisa kuna dhiiri gelisa sidii ay buug u qori lahaayeen, ka dibna u daabici lahaayen. Waxa aad qoraaga kala xidhiidhi kartaan shebakadda www.farahmohamud.com











